Iyadoo doorasho Musuq maasuq hareeyay ka socato Deeganada ay ka taliyaan Dowladda Federalaka ah iy Maamul Gobaleedyada ayaa ergada xildhibaanada dooraneysa waxaa laga dareemayaa cabsi xad dhaaf ah.
ergadu inkastoo ay u xisheen lacagta laaluushka ah ee la bixinayo hadana waxay ka cabsi qabaan in ay toogato amaba beegsato oo disho Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo horay u dishay ergo badan.
waxaa la arkayay qaar ka mid ah ergada oo af saabka markii hore loogu tala galay loo xirto ka horta karoonaha xiranaya.
dadka qaar ayaa Af saabka gaarsiiyay meel aan awal la gaarsii jirin halka qaarkood ay af sabka u wehliaya dharka ay wataan oo qayb wejiga qaybtii ku qarinayaan