• Home
    • Wararka
    • Wareysiyo
    • Arimaha bulshada
    • Suugaan
    • Taariikhda Islaamka
    • Nagala soo Xariir
  • DHEGEYSO: GABAYGA NAFTII HAFAR OO U SAABSAN XASAN SHEEKH IYO JABKA CIIDANKIISA.
  • Cabsi Alshabaab laga qabo miyaa Afka loo duubtay?
  • Dhegeyso oo akhriyso Gabayga Af bullaacad
  • Gabayga dib isu weydiiya?
  • Gabayga qaldhac iyo qamanyo
SOMALI LINKS

Kenyooy meydkaadu waa kaa maalin cad horteena yaal

September 24, 2016 - Written by admin - Edited byadmin

uhuru-sadAad baanu u faraxsanahay oo waanu dhoola cadeynaynaa, taleefanana waanu isu direynaa anagoo isugu hambalyaynayna in meydadka askarta Kenya waran yihiin fagaare ku yaal magaalada jilib ee gobalka jubada dhexe.

Maxaa ka wanaagsan adigoo harsanaya shareecada Islaamka kana fogaaday ku dhaqanka xeerarka shisheeye iyo kuwa laga soo minguuriyay cadawgaagana meydkiisu indhahaada hortooda ka muuqanayo?

Qoomaamo , oohin, walaac iyo shallaay waxay sugnaadeen macangag uhuro kenyata iyo dowladdiisa iyo shacabkiisa ku taageersan qorshihiisa gurracan ee uu diinta islaamka kula dirirayo kuna doonayo in uu ku hanto dhulka soomaaliya qeyb ka mid ah oo hor leh.

Waa guul taariikhi ah oo lama hilmaamaan ah dhiiri gelinna u ah dadka soomaaliyeed intooda samaha jecel sababtoo ah waa markii horeysay ee meydad kenyaati lagu dilay gudaha dhulka soomaliyeed ee kenya ingiriisku ku naas nuujiyay ama siiyay la keenyo gudaha soomaaliya.

dadka gobalkaan iyo kuwa la deriska ah ee Kenya ku soo xad gudubtay deganu waxay arki jireen ciidamada alshabaab oo meelo fagaare ah ku soo bandhigaya hub iyo gaadiid ay ku so furteen dagaalko gudaha dhulka Kenya maamushu ka dhacay ha yeeshee hadda xaalku sidii hore waa ka xiisa badan yahay oo waxaa 23 09 2016 kumanaan shacab ah la tusay meydadka kenyaan saacado badan gaari lagu soo weday oo lagu soo dilay dhulka Kenya xooga ku saysato ee soomaaliyeed.

Waxaan marqaati ka ahaa laga soo bilaabo 2011 markii ciidamada Kenya duulaanka ku galeen gobalada jubada hoose iyo gedo ilaa sanadkaan 2016 in Kenya gumaaday soomaali badan kuwaasoo qaarkood lagu dilay duqeyn diyaaraha dagaalka ee kenya fuliyeen.

Magaalada jilib ee iminka labada askeri ee boorka leh meydadkoodu yaaliin waxay ka mid ahayd meelaha duqeyntii ugu horeysay Kenya 2011 ka geysatay oo ay dad shacab ah ku laysay, intaasna kuma ekaana sanadihii ka dambeeyay oo 2014 iyo 2015 ka mid ahaayeen waxaa jiray duqeyn ceynkaasoo kale ah oo ay ka Kenya ku beegsatay bulshada magaalada kuwaasoo khasaarooyin kala duwan sababay.

Dagaal habeenkii khamiista ee aanu soo dhaafnay deegaanka haamey oo gaarisa hoos taga ku dhex maray ciidamada xarakada mujaahidiinta alshabaab iyo kuwa Kenya ayaa sababay dhimashada in ka badan lix askeri oo kenyaan ah waxaan suura gashay in labadaan meyd durba la soo qaado iyadoo dhanka kale mujaahidiintu dagaalkaas ku furteen gaari cabdi bile ah iyo hub saldhigga yiil intaba.

Farxadda jilib ka jirta tii ka horeysay waxay ahayd sanadkii 2015 markii magaalada jilib lagu so bandhigay mid ka mid ah diyaaradaha miigagga Kenya oo duqeynta fuli jiray iyo meydka duuliyaheedii ka gadaal markii deegaan ka tirsan jubada hoose ay ku soo rideen ciidamada isticmaala qoryaha lidka diyaaraha ee xarakada mujaahidiinta alshabaab, laakiin dhacdaanu waxay kaga duwan tahay middaas iyadoo meesha meydadka laga soo qaaday fog tahay kana tirsan tahay dhulka Kenya islahaysiisay ee soomaalida.

Kenya waxay guratay miraha ka dhashay duulaankeeda maatta layska ah ah waxaana xasuustaa weeraro badan oo meydadka muwaadiniinteedu is barkadeen kuwaasoo ay ka mid ahaayeen weerarkii dhismaha gaancsiga west gate ee magaalada Neyroobi, kii jaamacadda gaarisa ee ardayda kirishtaanka ah lagu xasuuqay iyo kii xerada ciidamada ee ceel cadde ee gobalka Gedo ee dalka soomaaliya ka dhacay.

waxaa kale oon xasuusanahay weeraro kale oo mandheera iyo meela kale oo dhulka soomaalida ee ay gumeysato ka dhacay, kuwa lamu ka dhacay xilliyo kala duwan iyo kuwa kale oo askarteeda lagula beegsaday gudaha soomaaliya kuwaasoo dhiig badan oo kenyaati lagu daadiyay dawana u noqday qalbiyada muslimiinta gaar ahaan soomaalida oo dulmiga kenya murugo geliyay.

Hadaanu nahay soomaalida foyow (oo aan gaalo raacyada) ahayn waxaanu ku rejjo weyn nahay in duulaanka Kenya soo qaaday ku sii laba lixaadi doono khasaaraheeda iyo dhiigeeda iminkaba qubanaya.

Kenya waxay hamineysaa in ay gobalkada Jubada hoose iyo Jubada dhexe iyo Gedo dalkeeda ku darsato iska daa in lagula doodo dhulka NFD loo yaqaan ee ay haysatee laakiin insha Allaahu anaguna waxaanu hamineynaa marka laga soo tago dhulka ay horay nooga haysatay in aanu xoreyno muslimiinta kale ee ay gumeysato sida kuwa ku nool mambasa iyo wixii la mid ah.

waxaa qoray cabdulaahi-soomaali

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Maxaa Cusub
  • DHEGEYSO: GABAYGA NAFTII HAFAR OO U SAABSAN XASAN SHEEKH IYO JABKA CIIDANKIISA.June 12, 2024
  • Cabsi Alshabaab laga qabo miyaa Afka loo duubtay?December 3, 2021
  • Dhegeyso oo akhriyso Gabayga Af bullaacadDecember 3, 2021
  • Gabayga dib isu weydiiya?April 29, 2019
  • Gabayga qaldhac iyo qamanyoApril 29, 2019
  • Gabayga Galka Seefta Maan kala baxo iyo Abwaan Cabdulaahi Soomaali.December 10, 2017
  • GABAYGACAQIIDO. WAXAA TIRIYAY Cabdulaahi SoomaaliDecember 10, 2017
  • Kenyooy meydkaadu waa kaa maalin cad horteena yaalSeptember 24, 2016
  • Degdeg Shabaabka oo Caawa ka dagaalamaya Duleedka Muqdisho.December 1, 2013
  • Askar ka tirsan Dowladda Fedraalka oo qarax lagula beegsaday degmada Afgooye.December 1, 2013
  • R/Wasaare Saacid “Go’aan kasta oo lagaaro anigoo ka maqan Baarlamanka waa mid kudhisan dhalanteed oo aan sharci aheyn”December 1, 2013
  • Shabakadda Gobanimo.Net oo Hawada soo gashay.October 11, 2013
  • Hello world!September 19, 2013
© 2011-2012 Gobanimo Online . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .