• Home
    • Wararka
    • Wareysiyo
    • Arimaha bulshada
    • Suugaan
    • Taariikhda Islaamka
    • Nagala soo Xariir
  • DHEGEYSO: GABAYGA NAFTII HAFAR OO U SAABSAN XASAN SHEEKH IYO JABKA CIIDANKIISA.
  • Cabsi Alshabaab laga qabo miyaa Afka loo duubtay?
  • Dhegeyso oo akhriyso Gabayga Af bullaacad
  • Gabayga dib isu weydiiya?
  • Gabayga qaldhac iyo qamanyo
SOMALI LINKS

Degdeg Shabaabka oo Caawa ka dagaalamaya Duleedka Muqdisho.

December 1, 2013 - Written by admin - Edited byadmin

SOMALIA MILITIADagaalka kamid ah kuwa udhaxeeya baadilka iyo xaqa ayaa caawa ka holcaya degmada Lafoole oo dhacda duleedka Muqdisho.

 

Ciidamada Mujaahidiinta Soomaaliya ayaa si gaar ah ubartilmaameedsaday saldhiga Amisom ku leeyihiin Ceel garuun degmada Lafoole ee Shabeelaha Hoose.

 

Wariyaha sabaax ee koonfurta Soomaaliya Axmed Janaale ayaa khadka Taleefoonka ku soo sheegaya in Hugunka rasaasta Labada dhinac is dhaafsanayaan Laga maqlayo qeybo kamid ah Muqdisho iyo Daafaheeda.

 

Amisom Ciidankooda ayaa iska caabin samaynaya sida wariyuhu uu soo sheegayo.

xigasho; sabaax.com

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Maxaa Cusub
  • DHEGEYSO: GABAYGA NAFTII HAFAR OO U SAABSAN XASAN SHEEKH IYO JABKA CIIDANKIISA.June 12, 2024
  • Cabsi Alshabaab laga qabo miyaa Afka loo duubtay?December 3, 2021
  • Dhegeyso oo akhriyso Gabayga Af bullaacadDecember 3, 2021
  • Gabayga dib isu weydiiya?April 29, 2019
  • Gabayga qaldhac iyo qamanyoApril 29, 2019
  • Gabayga Galka Seefta Maan kala baxo iyo Abwaan Cabdulaahi Soomaali.December 10, 2017
  • GABAYGACAQIIDO. WAXAA TIRIYAY Cabdulaahi SoomaaliDecember 10, 2017
  • Kenyooy meydkaadu waa kaa maalin cad horteena yaalSeptember 24, 2016
  • Degdeg Shabaabka oo Caawa ka dagaalamaya Duleedka Muqdisho.December 1, 2013
  • Askar ka tirsan Dowladda Fedraalka oo qarax lagula beegsaday degmada Afgooye.December 1, 2013
  • R/Wasaare Saacid “Go’aan kasta oo lagaaro anigoo ka maqan Baarlamanka waa mid kudhisan dhalanteed oo aan sharci aheyn”December 1, 2013
  • Shabakadda Gobanimo.Net oo Hawada soo gashay.October 11, 2013
  • Hello world!September 19, 2013
© 2011-2012 Gobanimo Online . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .